WAA KAN ISLAAMKU -  Aragti qotodheer oo la xiriirta diimaha ugu kobaca iyo faafitaanka badan caalamka

WAA KAN ISLAAMKU - Aragti qotodheer oo la xiriirta diimaha ugu kobaca iyo faafitaanka badan caalamka

globe icon All Languages

Description

Miyaadan danaynaynin inaad sawirka dhabta ah ka qaadato diinta inta ba Loogaga doodda badanyahay warbaahinta?… Soo ma haboono inaad si qoto dheer u ogaato mid ka mid ah diimaha oogu faafitaanka badan, dadkuna si dagdag ah u galaan, sida ay cadaynayaan tirakoobyo caalami ah… Miyaadan xiisaynaynin inaad wax ka ogaato dhaqamada dadka kale iyo waxyaabaha ay ka aaminsanyihiin noolasha iyo diinta iyo dunida nagu hareeraysan?…. Naftaada ma siin kartaa fursad si aad uga hesho xog sugan diinta islaamka, ayadoo laga qaadanayo xogtaas ilo sax ah, dabadeedna aad u bandhigto xogtaas arigtadaada iyo caqligaaga?… Hadii aad arinkaa u aragto muhiim ama mid xiise leh, buugani wuxuu kugu caawin karaa waxaad rabto.