https://islamic-invitation.com/downloads/kaaba-info_som.pdf 
  Kacbada Sharfan
Info garaafkan wuxuu soo bandhigayaa arrimo ku saabsan Kacbada la sharfay, wuxuuna ka kooban yahay dhismaha Kacbada – dhererkeeda, maqaamka Ibraahiim, huga Kacbada – Al-Multazam – Dhagaxa Madow – Xijirka.